Maxaad kala socotaa Qorshaha (RoadMap-ka)iyo Kulankii Muqdisho???

Qorshahan(Road-Map-ka)oo baryahan hadal hayntiisu dhagaheena ku batey waa mid fikrad ahaan markiihore ka yimid kooxaha lugooyada ee loo yaqaano Beesha caalanka,dawlada kumeelgaarka ahna iyadoon aad uga fakarin masuuliyiinteeda sare aad usiibuunbuuniyeen,bale golaha baarlamaanku arimahaas mar horaba shaki ka muujiyeytaasoo u ekayd in(xeebtoodii lagu soo kubaareeyey).

Waxaa lagubalamay in la hirgaliyo qorshahan(Road Map-ka) loo yaqaan balse waxaad moodaahalkii ay filaysay dawlada kumaalgaarku ineey talo ahaan xoog ku yeelato hadakalsoonidaasi ay yaraatey ,markii xaafiiska siyaasada qaramada midoobey eesoomaaliya loona yaqaan(Unipos) ay si toosa hirgelinta barnaamijkaas (RoadMap-ka) ay ula wareegtay.

Arimahaanshakiga galiyey DKS waxay soo shaac baxdey markii xaafiiska(Unipos)ee qaramadamidoobay ay sameeyeen xulashadii ku aadanayd xubnaha Bulshada rayidka ah oo ugutirada badan dadka hawshan fulinaya aanay ka talagelin DKS,taasoo xaafiiska(Unipos) uu xubnahaas usoo xushay qaabka (4.5)ka loo yaqaan,shaqsi kasta ookamid ah xubnahaasna uu xaafiiska Unipos u sahlay fasiilitigii ay uga qayb galilahaayeen shirarkaas looga hadlayo arimaha(Road Map-ka),waxayna ku casuumeenineey goob jooga yaal ka noqdaan dawlada Kumeelgaarka ah ee soomaaliya iyomaamulada kala ah(Puntland iyo Gal-mudug iyo Ahlusunna waljameeca),waxuugudigaas soo diyaariyo oo ku aadan qorshaha (Road-map-kana) waxaa saxiixa ugudanbeeya dhanka soomaalida yeelan doona 5 xubnood oo kala ah masuuliyiinta sareee DkS,puntaland,gal-mudug,Ahlusuna waljameeca,iwm.Markaas kadibna beeshacaalamka oo dusha ka maamulaysa ayaa go,aanka ugu danbeeya yeelan doona.

Shirkii ugu danbeeyey ee Mugdisho ka dhacayiyo is fahan la,aan abuurantey.

Shirkii ugu danbeeyey ee mudisho ka dhacayeek u saabsanaa Qorshaha (Road Map-ka) waxaa xaqiiqo ah iney jirtey is fahanla,aan ka dhex abuurantey dawlada kumeelgaarka ah iyo xaafiiska(Unipos)oo uuhor boodo Amb-mahiiga,kadib markii dawlada ku meelgaarka ah ogaatey inaanaywaxba gacan ugu jirin kuna baraarugeen inaanay xubnihii Bulshada rayidka kasocdey oo ugu tirade badan gudigan soo diyaarinaya(Road-Map-ka) aanay DKS waxtalo ah la wadaagin kana soo horjeedaan damaaciga ah in(in xukuumada waqtikordhin loo sameeyo,iwm),taasoo xiriir la,aanta xubnaha bulshada rayidka ah iyoDKS loo fasiri karo inaanay dawlada ku meelgaarka ahi sida lagu soo xulabaaanay ka warqabin intooda badana waxbana ka ogeyn.

Dawladakumeelgaarka ahi waxaa waagu ku baryey markii lasoo hordhigay qodobadii ay iskuraaceen gudigii Road Map-ku)soo diyaarinayey oo noqday intiisa badan mid aanayaad ugu qancin masuuliyiinta sare ee DKS,Qodabada laga hadlayey waxaa ka midahaa( 1-Security,2-Constition,3-political,4-goodgovernance)

Inkastoo uujirey bulaan iyo hadal hayn socotay intuu shirku socdey kaasoo ku aadanaa inqorshahan Road-map ka ay afduubteen eragayga qaramada midoobay,maamulgoboleedka puntlan,kan Gal-mudug oo isku dhinac ahi,waxeeyse tahay xaqiiqadajirtaahi inaanay taasi sal iyo raad lahayn oo ay tahay warar ku tiri kuteenah,waxaase la hilmaamay in xubnahan diyaarinaya barnaamijkan ay yahiin xubno kumiisaaman qaabka (4.5ka) oon loo kala badnayn,balse su,aasha meesha tala waxaytahay qaabka loosoo diyaariyey ma yahay qaab lagala tashadey masuuliyiintasoomaaliyeed dawlad iyo maamul goboleedba inkastoo ayagu ku leeyahiin xubno ugaqayb galaya soo diyaarinta qorshaha (Raod Map-kan).

Si kastaba ha ahaatee shirkii ugudanbeeyey ee looga hadlayey qorshaha Road-map ka loo yaqaano waxaa xaqiiqa ahinuu dawlada ku meelgaarka ah waagu ku baryey,Madaxweyne shariifna intii aanusaxiixin qodobadii halkaas kazoo baxay waxuu codsadey in la balaariyo waxnalagu daro xubnaha barnaamijkan soo diyaarinaya laguna soo biiriyo sida (Xubiniyo xeeb oo kale) iyo in golaha baarlamaanka lagu soo kobo 275 xildhibaan,maadamamaamuladii puntland,Gal-mudug,ahlusuna waljameeca,iyo bulshada rayidka ah eegudigaas ka tirsanaa aanu aad ugu kalsoonayn,waxaase jawaab mahiiga uga dhigaygo,aankaas waxaa iska leh diidmo iyo yeelidba(xubnaha bulshada rayidka ah eehawshan wada).

Madaxweyneshariif waxay dantu ku qasabtey inuu saxiixo qodabadii shirkii mugdisho kazoobaxay iyadoon jawaab qancisa laga siin codsigiisii uu dalbadey oo ahaa ingudiga xubno dheeraad ah ama maamul goboleedyo aanu markii hore u jeedin uucodsadey in lagu kordhiyo si uu u abuurto is bahaysi taageero uu kahelo ooxubnahaan ka tirsan u badan bulshada rayidka ah ee Road-map-kan soodiyaarinaya.

Waxaanognahay in golaha baarlamaanka oo juhdi badan kusoo bixiyey shaqadooda,kudhintay kuna dhaawacmay,kampala Accord-na uu afka ka xirey iyo inaanay isuimaan hadana (xeebtoodii yareyd lasoo kubaareeyey) ayaa laga yaabaa hada indawladii saas usoo gashay isku dan ay noqdaan kadib markii iyagoo dhanba lagadul baxay.

Afhayeenkabaarlamaanka mudane Shariif sh xassan waxaa jira warar sheegaya inuu xiriirgaara la leeyahay Amb-mahiiga si looga taqaluso dawlada hada jirta oo ay iskuaragti taas ka yahiin taasoo sababtey in laga ilaaliyo in golaha baarlamankainaan loo furin albaabada golaha baarlamaanka si aan kulan arimahan ku saabsanlooga hadlin,balse hada waxaad moodaa tuhunka galay dawlada ku meelgaarkaxubnaheeda u sareeya eek u aadan qorshaha(Road-map-ka  mr Mahiiga hormuudka u yahay saaxiibkishariif xassana aad ula dhacsan yahay,inuu isu soo dhawaasho ka dhex abuurantoxubnaha golaha baarlamaanka ee kacdoonsan hada iyo masuuliyiinta dawlada kumeelgaarka ah oo hada waagu u baryey.

Iskusoo wadaduuboo xaalada soomaaliya waxay mareysaa hada(intii dawlada iyo baarlamaanka ahaydoo iyagii la isku mashquuliyo,dariskii oo usoo xayd xaydanaya duulaan ay kuqabsadaan dhulka soomaaliya,kooxaha afka duuban oo sababaya gacan gelintagayiga soomaaliya,soomaalidii oo cudurkii xumaa ee qabiilka weli la,ildaran.iyobeesha caalamka oo nagu wada maaweelo cidla ah iyo (qawda maqashii oo waxba hau qaban)Turkiga iyo reer galbeedka oo aad moodo loolankooda ku aadan soomaaliyaaanu dan noogu jirin,iwm,balse tan alle lagama quusto weligaa ee faraj qayrqaba allaha noo furo,

Xusuusin-Qoramadan waxaan ka diyaariyey kadib markaan xog baarid badansameeyey lana yeeshay,siyaasiin,aqoonyahano,masuuliyiin dawlada ah,masuuliyiinbaarlamaanka ah,xaafiiska unipos xubno ka tirsan,markaan isu geeyey warbixintoodiiayaan kusoo koobay qormadaas oo ah xaqiiqada dhabtaa oo jirta,waxaana xataaisoo gaarey nuqulkii qodabadii kazoo baxay shirkaas oo ay ku saxiixan yahiinmadaxweyne shariif iyo mr Mahiiga xubno ay ugu sareeyaan,Taasoona isla halkan soo dhagi Karin daruufojira awgeed hadii loo baahdana waan soo bandhigi karaa,,

Anbal kawardhawro kulanka ka dhici doona magaalada Garoowe ee maamul goboleedkaPuntland bishan aan ku jiro sagaalkeeda-09/12/11 kaasoo lagu lafa garidoono(Constition-ka ama dastuurka maadama uu kamid ahaa 4-tii qodob ooliishaanka la saarey,garoowana looga doodi doono qodobkan..

Posted on December 5, 2011, in Truth to Power. Bookmark the permalink. 2 Comments.

  1. Muqdisho roadmap-ka Maxaa looga Qadiyay ??

  2. Gedo Online Oo Ogaatay In Shariif Xasan & Faroole ay Xilka Ka Tuureen Col. Caalin

    Muqdisho – Maalmo ka hor Baarlamanka Galmudug State, ayaa ku dhawaaqay inay xilka ka xayuubiyeen Madaxweyne Caalin oo madax ka ahaa Maamul-Gobaleedka Galmudug ee ka arimiya qeybo ka mid ah Gobalka Mudug.

    Hadaba iyadoo ay taasi jirto, ayaa waxaa xog badan ay Warbahainta Gedo Online ka ogaatay in Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Raxmaan Faroole iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Dowladda KMG Shariif Xasan Sh Aadan ay ku lug leeyihiin khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex aloosan maamulka Galmudug.

    “Lacag ayay ku dhiibeen in la qaso oo la iska horkeeno Shacabka iyo Madaxda Galmudug” Sidaas waxaa sheegay Xildhibaan Bood oo katirsan Mudanayaasha Barlamaanka Dowlada KMG.

    Xildhibaanka, ayaa cod dheer ku sheegay in ay qiyaanoolayaal yihiin Faroole iyo Shariif Xasan hadaan la iska qabana ay dalka oo dhan kala rogayaan, sida uu yiri.

    “Mashaqada dalka lagu hayo Waxaa kamid ah Madaxweynihii Galmudug waa tan labadalay, Gudoomiyaha Barlamaanka iyo Faroole ayaa badalay, lacagta lagu badalay iyo qarashka lagu badalayna bixiyay in fiyoobi ay ka dhacdo dalkaasi iyo maamul yar iyo nabad galyo yar meel in ay ka aas aasanto lama doonayo”ayuu yiri Xildhibaankan katirsan Dowlada KMG.

    Dhawaqan culus ee Xildhibaanka ayaa kusoo aadaya xili dhawaan Golaha Barlamaanka Galmudug ay sheegeen in ay xilikii ka qaadeen Madaxweyne Caalin taas oo l yaab ku noqotay Bulshada Soomaaliyeed, iyadoo Madaxweyne Caalin uu qudhiisa waxba kama jiraan ku sifeeyey tallaabadaasi ay qaadeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: