Waa sidee Nolasha Soomaalida Qurbaha (Somali Diaspora) iyo dhanka Cunto kariska? (Daawo Muuqaal Digniin ah oo wax badan aad ka faaideeysan doontit)

Dhanka Nadaafada Soomaalida Qurbaha ma xuma marka laga reebo iyaga oo inta badan Cuntada ku ilooba meel aan munaasab aheeyn oo keeni karta Caafimaad daro.

Soomaalida waa dad mar kasta Cunto fara badan karsada waxaana dhacda mararka qaar Cuntada ay cuni waayaan ineey Saacado badan Firinjeer ama Talaagad la´aan dul saarnaato miisaska dushooda ka dibna mar kale ay kuleeliyaan si loo cuno.

Nolasha Qurbaha ma ahan sida xiligii la joogay dalkii Hooyo ee waa Nolal aad u adag oo Qaf kastoo Soomaali ah laga doonayo inuu Taxadar dhanka Caafimaadka ah sameeyo.

Waxaa waajib ah mar kaste oo aad ka soo laabato Banaanka waa inaad Gacmaha iska dhaqdaa oo weliba aad cuntaa Raashin aan leersan oo laga soo baxshay Talaagada ama Firinjeerka ka dibna iska kuleeyli adoo ilaalinaya Caafimaadkaaga.

Halkaan hoose ka Daawo Barnaamish aad wax badan ka bogan doontit

Posted on December 9, 2011, in Truth to Power. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a comment