LUUQADDA SOOMAALIGA MA MARI DOONTAA WADADII AY KU DHINTEEN LUUQADO BADAN OO KA HOREEYAY?

imageMoment Media Ethics – Isku soo dhawaashaha adduunka (Globalization) ee ay sahleen adeegsiga farsamooyinka casriga ah, iyo isku xirnaashaha bulshada caalamka ee dhinacyada wax kala badalashada, aragtiyada, wax soo saarka, figradaha iyo dhaqanka; ayaa dunida maanta ka dhigay tuulo yar oo dadka ku wada nool aanay sina u kala maarmin.

Tan iyo markii uu Rabbi aadanaha ku beeray adduunka, waxaa jiray Is-riix-riix ku dhisan damac wax kororsi, maskab doon iyo dhul boob, taasoo soo martay marxalado iyo waqtiyo kala duwan.

Sida ku cad sooyaal taariikheedka, waxaa waqtiyo hore jiray, ilaa iyo iminkana jira, in uu aadanaha asaga oo aalado kala duwan adeegsanaaya ay bulshaba – bulshada ay ka itaal roon tahay ku duusho, taasoo kuwa laga taag roonaaday dhaxal siiso in la ceyn wareejiyo oo lagala wareego maal iyo maskab wixii gacantooda ku jiray.

Read More: Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay?

Posted on April 1, 2015, in Truth to Power. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: