Monthly Archives: August 2020

Taariikhda iyo horumarka Dalxiiska Soomaaliya (warbixin)

Taariikhda iyo horumarka Dalxiiska Soomaaliya (warbixin)

Dalxiisku waa adeeg lagama maarmaan ah oo dhaliya in dakhli farabadan laga soo xareeyo goobaha taariikhiga ah ee ka haray ilbaxnimadii hore iyo daawashada kheyraadka dabiiciga ah ee Alle ku maneystay caalamkaan quruxda badan ee loo hibeeyay in ay ku noolaadaan qeybaha bulshada ee ku kala firirsan koonkaan.


Haddaba, Dalka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay dalalka hodanka ku ah  adeegyada dabiiciga ee suurtagaliya Dalxiiska sida goobaha taariikhiga ah, Xeebaha, Biyo dhacyada ,Buuraha kala sareeya,Wabiyada iyo deegaanada kale ee Biyo qabatinka leh,dhammaantoodna waxa ay soo jiitaan Dadka Dalxiisayaasha ah ee doonaya in ay ku safraan gudaha Dalka Soomaaliya.

Read the rest of this entry